Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Dilkii Loo Geystey Wiilal u Dhaley Ganacsade Xaaji Gaabow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Calamada ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gelinkii hore ee maanta halkaasi lagu diley Afar dhalinyarro ah oo...

Dhegeyso: Resulwasarihii Hore ee Dowlada Federaalka oo Dantiisa Ku Cabirey Khalalaasaha Khaliijka

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka qaatay khilaafka ka taagan...

Dhegeyso:- Amiin Camir oo Daafeet Media Kala Qeyb Qaatey Barnaamijka Salamaha Ciida

Farshaxanka weyn Amiin Camir ayaa waxaa uu warbaahinta Daafeet Media maanta kala qeyb qatey barnaamijka salaamaha ciida waxaa kaloo barnamijkan ka qeyb qaatey agaasimaha...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Hadley Qaraxyada Ay Maleegayaan Ururka Alshabab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in aysan u dulqaadaneynin falalka lidiga ku ah dhanka amniga oo Al-shabaab ay...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Ka Hadley Qaabka Ay u Qaadaan Dacwadaha

Guddoomiyaha Maxkamada Darada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Xukunada ay fuliso Maxkamada ay yihiin kuwo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img