Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Reysulwasare Ku Xigeenka Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dowladu Wado Manhaj Waxbarasho

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dowlada federaalka somaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin u Direy Hey;adaha Samafalka

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’addaha Samafalka ee ka howlgala Muqdisho ugu baaqay in ay si wanaagsan ugu gargaaraan dadka danyarta ah oo aysan danahooda...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegey Sababta uusan Miisaaniyada Sanadkan ugu Soo Darin Somaliland

Wasiirka wasaaradda maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maalintii shalay hortagay mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta Soomaaliland aysan qeyb uga...

Dhegeyso: Cabdiweli Gaas oo Sheegey In Ganacsatada Puntland Ay Lacago Siiyaan Alshabab

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay jiraan Ganacsato badan oo Al-Shabaab taageera. Waxaa uu sheegay...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo La Hadley Qeybaha Kala Gedisa ee Bulshada

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan cali Kheyre ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan kaalintood uga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img