Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay jiraan Ganacsato badan oo Al-Shabaab taageera.
Waxaa uu sheegay in ganacsatadaasi ay ku sugan yihiin degaanada maamulka Puntland islamarkaana aysan bixin canshuurihii ku waajibay , laakiin Al-Shabaab ay siiyaan sanad walba Canshuuro badan.
Hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
