Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan cali Kheyre ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan kaalintood uga Aadan horumarka dalka.
Waxa uu si gaara Culimadda Soomaaliyeed uu uga codsaday in ay dhalinyaradda Soomaaliyeed ay fahamsiiyaan diinta , islamarkaana ay ka dhaadhiciyaan in Al-Shabaab ay si qaldan diinta u fahansiiyeen.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in culimadda Soomaaliyeed ay saaran tahay Mas’uuliyad weyn oo ku aadan Faafinta Diinta iyo sidoo kale ka hortagidda Fikirka Argagixisadda waa sida uu hadalka u dhigaye.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
