Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Shacabka Kula Hadley Garoonka Kubada Cagta ee Banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya ayaa maanta khurbad u jeediyey kumanaan qofood oo ku sugnaa garoonka kubada cagta ee Banaadir Stedium aya waxaa uu ka...

Dhegeyso:Axmed Daaci oo Ka Hadley Hub Ka Dhigista Ka Socota Magalada Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa ka horyimid Hub ka dhigista ka socota magaalada Muqdisho. Waxa uu...

Dhegeyso:Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Shacabka Somaliyeed ugu Baaqey Iney Bixiyaan Canshuuraha

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle oo maanta marti ku ahaa Barnaamij ka baxayay TV-ga Dowladda ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Dagaal Xoogan Ku Qaadi Doonta Masoomayaasha

Maamulka Puntland ayaa sheegay in qorshayaal Cusub oo la Xiriira sugidda amaanka ay diyaariyeen isla markaana Ciidamo fara badan la geeyay Wadooyinka iyo Isgoosyadda...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Somaliyeed oo Shacabka Ka Codsaadey Iney La Shaqeeyaan

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska Soomaaliya. Waxa uu sheegay shacabka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img