Dhegeyso:Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Shacabka Somaliyeed ugu Baaqey Iney Bixiyaan Canshuuraha

0
36

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle oo maanta marti ku ahaa Barnaamij ka baxayay TV-ga Dowladda ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay bixiyaan canshuurta.

Waxa uu sheegay muhiim in ay tahay shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Ciidanka, Wadooyinka, si loo gaaro hormaro talaabo wanaagsan leh.

C/raxmaan Bayle ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed ka codsaday in ay joogaan wadankooda oo ay ka shaqeystaan, taasina ay sharaf leedahay, oo uusan waxba tareyn wadan shisheeye.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Craxmaan-Ducaalle-Bayle

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Craxmaan Ducaalle Bayle Mobil