Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Somaliyeed oo Shacabka Ka Codsaadey Iney La Shaqeeyaan

0
39

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Waxa uu sheegay shacabka Soomaaliyeed in looga baahan yahay wax walbo oo la xiriira amni darada in ay u soo sheegaan Ciidamada Booliska.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cod-sacid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod-sacid Mobil