Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Reysulwasaare Kheyre oo Dhhagax Dhigey Mashaariic Nanalka Lagu Gelinayo Airporka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cade Airport ee...

Dhegeyso Faahfaahin La Xiriirta Dagaalo Ka Dhacay Deegaanka Nr 50 ee Gobolka Shabelaha Hoose

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa Dagaal shalay Galab ilaa xalay ka dhacayay Degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose. Dagaalkani oo ahaa mid u dhaxeeya...

Dhegayso..Yaa ka mas’uul ah Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la’anaya Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho.

Wararka laga helayo caasimada magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la'anayaan Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho, Saacadihii lasoo dhaafay...

Dhegayso..Soomaalida Mareykanka oo markii ugu horeysay wax laga weydiinayo qaabka loo gargaari karo Soomaaliya.

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybo kala gedisan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Mareykanka ayaa waxa uu todobaadkan ka dhacay...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin U Direy Wasaarada Dastuurka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ay wadatashiyadda ku aadan dib u eegista dastuurka Qaranka in laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img