Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Abaanduulaha Ciidanka Xooga dallka oo Sheegey In Isbaarooyinka La Qaadi Doono

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ay howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka yaala wadoonyinka gobolka shabelaha hoose, jubabada dhexe,...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Sheegey In Wada Shaqeyn Wacan ka Dhaxeysa Aaqlka Sare

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale...

Dhegeyso:Kuxigeenkii Hantidhowrka Guud oo Maanta Xilkii La Wareegey

Cali Abuukar Axmed ku xigeenka Koowaad ee Xafiiska Hanti-dhowraha Qaranka ayaa maanta Si KMG ah ula wareegay xilka Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka ka dib...

Dhegeyso:Malaaqa Beesha Hubeyr Malaakh Xasan Shuurow oo Dowlada ka Dalbay In Sharciga Lasoo Taago Cidii Ka Dambeysey Dilkii Cabaas Siraaji

Malaaqa Beesha Hubeyr Malaaq Xasan Shurow oo maanta warbaahinta kula hadley magalada beydhabo ayaa dowlada federaalka iyo xukuumadeeda ka codsadey in sharciga lasoo taago...

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Baaq u Direy Hey’ada Amniga Dalka

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq u diray Hay’adaha Ammaanka dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in ay muhiim...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img