Dhegeyso Faahfaahin La Xiriirta Dagaalo Ka Dhacay Deegaanka Nr 50 ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
41

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa Dagaal shalay Galab ilaa xalay ka dhacayay Degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Dagaalkani oo ahaa mid u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Shabaab ayaa waxa uu geystay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyadii Dagaalamay.

Mid ka mid ah saraakisha Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Dagaalkii xalay ka dhacay Degaanada Shabeellaha Hoose in uu ahaa mid gaadmo ah, balse Ciidamada ay iska difaaceen.

hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Shabeelaha-Hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Shabeelaha-Hoose Mobil