Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Dagaal Xoogan Ku Qaadi Doonta Masoomayaasha

0
36

Maamulka Puntland ayaa sheegay in qorshayaal Cusub oo la Xiriira sugidda amaanka ay diyaariyeen isla markaana Ciidamo fara badan la geeyay Wadooyinka iyo Isgoosyadda Waaweyn ee Maamulkaasi.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ciidamada amaanka ay howlgalo joogta ah ka sameynaya kuwaasi oo loogu hortagayo in la furo Maqaayadaha laga cunteeyo inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan.

Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab oo arintaas ka hadlaya hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Puntland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Puntland MObil