Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya ayaa maanta khurbad u jeediyey kumanaan qofood oo ku sugnaa garoonka kubada cagta ee Banaadir Stedium aya waxaa uu ka hadley dhowr qodob oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafey qabatey dowladiisa.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdiisa ay xoogga Saartay Ammaanada iyo sidoo kale sidii loola dagaalami lahaa Musuq maasuqa, waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin Musuq maasuqa.
Waxaa uu Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowladda la shaqeeyaan , islamarkaana ay garab istaagan.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
