Monthly Archives: February, 2019

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo Xaley Weerar Kusoo Qaaday Degmada Afgooye

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ururka Al-shabaab xalay saqdii dhexe weerar kusoo qaadeen qeybo ka mid...

Wefdi uu Horkacaayo Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Maanta Kormeer Shaqo Ah Ku Tegay Deegaanka Ceelasha Biyaha

Xubno ka tirsan Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose oo uu horkacayo Guddoomiye Kuxigeenka Gobalka ayaa maanta safar shaqo ah ku tegey deegaano hoostaga degmada Afgooye. Wefdigan...

Xog Muhiim ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed oo la Qorsheynayo in xilka laga Qaado

Guddoomiyaha baarlmaanka maamulka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna ayaa halis ugu jira inuu waayo xilkiisa, kadib warar qarsoodi ah oo warbaahinta daafeet media...

Dhegeyso: Barakacayaal Kasoo Barakacay Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Cabanaya Baahi iyo Haraad

In ka badan kun qoys oo barakacayaal cusub ah ayaa 6’dii maalin ee ugu dambeysay waxa ay soo gaareen deegaanka garasabaaleey ee duuleedka magaalaada...

Itoobiya oo Maanta La Wareegtay Hogaanka Taliska Howlgalka Midowga Africa Amisom

Itoobiya ayaa markii ugu horeysay la wareegtay hoggaanka ugu sareeya taliska howlgalka midowga Africa AMISOM. Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img