Monthly Archives: February, 2019

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Dilka Paul Anthony

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow sheegay Puntland inay qaadeyso tallaabo jawaab u ah dilka maareyaha dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O...

Madaxii Dekeda Boosaaso ee Shirkada P&O oo Boosaaso Lagu Toogtay

Madaxii dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O Ports ,Paul Anthony Fermosa ayaa u geeryooday dhaawac ka soo gaaray weerar subaxnimadii hore ee Isniinta maanta ka...

Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Goor Dhaweyd Ku Qarxay Degmada Xamarweyne

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Goordhaweyd ka dhacay degmada Xamar weyne, Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ka...

Wasiirka Maaliyada oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dalka Shiinaha

Wasiirka warsarada maaliyadda Dowlada Federaalka Soomaaliya Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E. Qin Jian. Abdirahmaan Ducaale...

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom oo Sheegay Iney Weerar Ku Dileen 13 Maleeshiyaad oo Ka Tirsan Alshabab

Qoraal kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose ku dileen dagaalyahanno ka...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img