Monthly Archives: April, 2018

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegey In La Mideyn Doono Cashuuraha

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay dadaal badan ku bixinayso...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Sheegey in 80% Laga Qaxay Baledweyne

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in saameynta iyo khasaaraha ka dhashay Fatahaada magaalada Beledweyne yihiin kuwo sii kordhaya. Waare oo la hadlayay...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka oo Habeenkii Xaley Ku Geeryoodey Magalada Muqdisho

Inaalilaahi wa inaa ilheyhi raajicuun Allaha unaxariistee, Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Khaliif C/llaahi Dheere oo katirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka. Xildhibaano ka...

Dhiibo Codkaada Yaa Is Leedahay Wuu ku Guuleysan Doonaa Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Halkan hoose codkaada ku dhiibo ruuxa aad is leedahay wuu ku guuleysan doonaa xilka gudoomiyaha golaha shacabka.  

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Buula Burde oo Sheegey In Ay Degmada Soo Gaareen Dad Kasoo Barakacay Fatahaada Degmada Baledweyne

Boqolaal qoys oo kasoo barakacay Fatahaadda Magaalada Baledweyne ayaa maanta gaaray degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan sidda ay Risaala u xaqiijiyeen mas’uulinta degmadaasi. Gudoomiyaha...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img