Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegey In La Mideyn Doono Cashuuraha

0
103

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo mideyn lahaa Canshuuraha dalka.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in si siman loo billaabayo canshuurta dalka oo dhan si aanay u imaan khilaafaadkii hore oo kale ee ay Ganacsatada ku doodeen in kaliya Muqdisho laga qaadayo canshuurta iibka.

Waxaa uu sheegay in Marka laga reebo Somaliland inta kale ay waddaan kulamo ballaaran oo ku aadan Mideynta Canshuuraha dalka.

Wasiir-Beyle