Monthly Archives: April, 2018

Browse our exclusive articles!

Natiijada Wareega Koowaad ee doorrashooyinka Gudoonka Baarlamaanka

Waxaa goor dhaweyd lasoo gabagabeeyey wareegii koowaad ee doorashooyinka gudoonka baarlamaanka kaasoo ay ugu cad cad yihiin ilaa iyo hada Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal, Xildhibaan...

War Deg Deg ah,Waxaa Dhamaadey tirintiin sanduuqa koowaad iyadoo

Waxaa Dhamaadey tirintiin sanduuqa koowaad iyadoo inta hada la tiriyay ay muujinayaan in wareeg labaad iyo sedexaad la gali doono, Xildhibaanada ugu cad cadna ilaa...

War Deg Deg Ah Sheekh Aadan Madoobe oo Inteysan Cayaarta Bilaaban Tarabuunka Isa Saaray

Musharax Sheekh Adan Madoobe oo ahaa musharax u taagnaa gudoonka baarlamaanka ayaa kol dhaweyd iska casiley, Sheekh Adan Madoobe ayaa kolkuu arkey inuusan heleyn cod...

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Hada Bilaabatay

Xarunta Golaha Shacabka waxaa goor dhaw ka bilaabatay doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka kaddib markii 9 bisha April uu xilka ka degay guddoomiyihii hore ee...

Musharax Cali Sheekh Maxamed Nuur oo Olole Aad u Balaaran Ka Wada Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho Hoteelo kuyaala waxaa olole xoogan ka wada qaar kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Gudoomiyaha golaha Shacabka oo lagu wado in beri...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img