Natiijada Wareega Koowaad ee doorrashooyinka Gudoonka Baarlamaanka

0
36

Waxaa goor dhaweyd lasoo gabagabeeyey wareegii koowaad ee doorashooyinka gudoonka baarlamaanka kaasoo ay ugu cad cad yihiin ilaa iyo hada Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal, Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow iyo Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow.

Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal   83 Cod

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow        69 Cod

Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen   54 Cod

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla   19 Cod

Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur     16 Cod

Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow  7 Cod

Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye   7 Cod

Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye    5 Cod

Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar     3 Cod

Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur   3 Cod