War Deg Deg Ah 4 Masuul oo usoo Baxdey Wareega Labaad

0
42

Kadib kolkii lasoo gabagabeeyey wareega koowaad ee doorashada gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa usoo gudbey wareega labaad ee tartanka gudonka baarlamaanka

1- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal

2- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen

3- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla.

Afartaan masuul midkod ayaa la filayaa in uu midkood noqdo gudoomiyaha golaha shacabka ayadoo weliba loo badinaayo in uu noqdo Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal