Waxaa goor dhaweyd lasoo gabagabeeyey wareegii koowaad ee doorashooyinka gudoonka baarlamaanka iyada oo uu natiijaduna uu ku dhawaaqay gudoomiye Muudeey,Waxaana la gali doonaan wareeg labaad iyadoo ay wareega labaadna u soo gudbeen Xildhibaanada kala ah,
Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 83 Cod
Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod
Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen 54 Cod
Xildhibaan Shariif Maxaxamed 19
