Monthly Archives: April, 2018

Browse our exclusive articles!

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Ka Hadley Weerar Alshabab Shaley Kusoo Qaaday Buulomareer

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa War kasoo saaray Weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulomareer ee gobolka...

Daawo Odayaasha iyo Waxgarad Beesha Garwaale oo Xildhibaan Ibrahin Yarow Kalsoonida Kala Laabtay

Odayaasha iyo wax garadka beesha garwaale ayaa kulan ay ku yeesheen magalada baydhaba maalintii jimcaha waxaa ay taageero ugu fidiyeen gudoomiyaha baarlamaan Prof Maxamed...

Akhriso Warqad Lagu Beeninayo Warar La Isla Dhex Marayey Baraha Bulshada oo Shegeysey In Jawaari Iscasilayo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay warar sheegaya in uu doonayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo...

Cidamada Amisom oo Isaga Baxay Deegaanka Cali Fool Dheere ee Duleedka Mahadaay

Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan ciidanka Burundi ay isaga baxeen...

Ciidankii Ilaalada Ka Ahaa Golaha Shacab ee Dhawaan Laga Qaaday oo Dib Logu Celiyey

Xildhibaannada ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay ciidamadii horey u joogay dhismaha Baarlamaanka ee Muqdisho ayaa dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga baarlamaanka maanta. Waxaa amniga...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img