Daawo Odayaasha iyo Waxgarad Beesha Garwaale oo Xildhibaan Ibrahin Yarow Kalsoonida Kala Laabtay

0
294

Odayaasha iyo wax garadka beesha garwaale ayaa kulan ay ku yeesheen magalada baydhaba maalintii jimcaha waxaa ay taageero ugu fidiyeen gudoomiyaha baarlamaan Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ayagoo dhanka kale kalsoonida kala noqdey xildhibaankii beeshaas Ibraahin Yarow Isaaq.

Odayaashan ayaa waxaa ay xildhibaanka ku eedeeyeen in uu gudan waayey waajibaadkii loo idmaday isla markaana uu ka shaqeynayo sidii uu shacabka beesha oo uu laba laba isugu direy taasina aysan aheyn wax ay aqbali karaan waxa uu ku dhaqmo Xildhibaan Ibraahin.