Akhriso Warqad Lagu Beeninayo Warar La Isla Dhex Marayey Baraha Bulshada oo Shegeysey In Jawaari Iscasilayo

0
42

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay warar sheegaya in uu doonayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen wararkaasi.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye Jawaari oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.