War Deg Deg Ah Sheekh Aadan Madoobe oo Inteysan Cayaarta Bilaaban Tarabuunka Isa Saaray

0
96

Musharax Sheekh Adan Madoobe oo ahaa musharax u taagnaa gudoonka baarlamaanka ayaa kol dhaweyd iska casiley,

Sheekh Adan Madoobe ayaa kolkuu arkey inuusan heleyn cod ku filan go,aan cad ka qaatay in uu ka boxo liiska musharixiinta.