Monthly Archives: November, 2017

Browse our exclusive articles!

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xaflad Sii Sagoontin ah u Sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

Munaasabadaan lagu sagootinaayay Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xamud ayaa Xalay lagu qabtay Xarunta Aqalka dowladda Hoose ee Xamar. Munaasabada waxaa...

Mashaariic Gaareysa 200 oo Milyan oo ay Qadar Sheegtey In Ay Ka Fulin Doonto Dalka Somaliya

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Waxaa uu sheegay wasiirka in...

Daawo Xildhibanada K Galbeed oo Sheegey In Marnaba Aysan ka laaban Doonin Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan

Xildhinada koonfur galbeed ee mooshinka ka wadey shariif xasan ayaa kulan ay ku yeesheen waxaa ay warbaahinta u sheegeen in mooshinkii ka dhanka ahaa...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga Ka hadley Qorshaha uu Doonayo In uu Kula Dagaalamo Alshabab

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan isagoo la hadlaya idaacada VOA ayaa waxaa uu Faahfaahin ka bixiyay qorshaha...

Dowlada Seychelles oo Maalmaha Soo Socda Maxaabiis Ku Wareejin Doonta Dowlada Somaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo halkaas...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img