Monthly Archives: November, 2017

Browse our exclusive articles!

Daawo: Wakiilka Maamulka Koonfur Galbeed u Fadhiya Uk iyo Yurub oo La Kulmey Jaalida k/galbeed ee Sacuudiga

Wakilka maamulka koonfur galbeed ee Uk iyo Yurub Cali Cabdi Baab oo booqasho ku jooga dalka sacuudiga ayaa maalintii shaley waxaa uu kulan la...

Kashifaad..Dhulkay Qoriga ku Waayeen Ayaa Maanta Shariif Sakiin Rabaa Inu Xalaaleeyo

Kadib kolkii Daafeet Media ay ka war heshay inuu socdo qorsho uu horboodayo Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga maamulka KoonfurGalbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya iyo Kan Jabuuti oo Maanta Gaarey Magalada Baladweyne

Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Waxaa...

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaaya Ciidamada Amisom oo Alshabab Kala Wareegey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ayaa lagu waramayaa howlgal qorsheysan kula wareegeen saldhigo Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda oo kaashanaya...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kulan La Qaatey Safiirka Dalka Turkiga u Jooga Somaliya

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar. Labada Mas’uul ayaa...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img