Monthly Archives: November, 2017

Browse our exclusive articles!

Wefdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo u Kicitamey Dalka Kenya

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka maanta duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, wuxuuna ku sii...

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya iyo Jabuuti oo Maanta Hishiis Ku Kala Saxiixdey Magalada Muqdhso

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixanayeen Baarlamaanada Soomaaliya iyo kan dalka Jabuuti, kaasi oo ku dhisan wada shaqeyn...

Xildhibaano Ka Tirsan Labada Aqal oo Madaxweynaha Kala Hadley Sababta Logu Fulin Layahay Sharciga Gacan ku Dhiiglihii Diley Cabaad Siraaji

Xildhibaan Xusseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan xubnaha Aqalka Soomaaliya ayaa sheegay in kulan ay xalay la qaateen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Maxamed Mursal Sheekh oo Loo Magacaabey Wasiirka Gaashaandhiga

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Soomaaliya oo Sheegey In Balanqaadyo Ka Heley Shirkada Turkish Airlne

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad oo ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in uu ballanqaad ka helay Shirkadda diyaaradaha...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img