Monthly Archives: November, 2017

Browse our exclusive articles!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo Maanta Soo Gaarey Magalada Muqdisho

Gudoomiyaha baarlmanka dalka Jabuuti Max’ed Cali Xumad ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaa oo ay si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan...

Akhriso:Xukuumada oo Soo Bandhigtey Warar Dheeri oo ku Saabsan Ragii Ku Lug Lahaa Qaraxii Isgoyska Zoobe

Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ragii fududeeyay qaraxii dadka badan ku dhamaadeen ee 14-kii October ka dhacay Isgooska...

Wasiirka Amniga oo Maanta Baarlamaanka Horgeynayo Sharciga la dagaalanka Argagixisada iyo Xakameynta Hubka

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya ayaa lagu waddaa in la horgeeyo dhowr hindse Sharciyeed oo Amniga la xiriira. Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed...

Madaxweynaha Dalka Zimbaabwe Robert Mugabe oo 37 Sano kadib Xilka Iska Casiley

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilkii iska casilay, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob Mudenda. Waraaq uu soo qoray Mugabe ayuu ku sheegay in...

Dhegeyso Xisbiga Kulmiye oo Ku Guuleystey Xilka Madaxweynenimada Maamulka Somaliland

Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland. Gudoomiye gudiga doorashooyinka somaliland Cabdiqaadir Iimaan ayaa Sheegay...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img