Monthly Archives: November, 2017

Browse our exclusive articles!

Dowlada jabuuti oo Hal Milyan oo Dollar ugu Deeqdey Dadkii Waxyeelada kasoo Gaartey Qaraxii Zoobe

Dowladda Jabuuti ayaa lacag dhan $1 million oo dollar ugu deeqday dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay qaraxii 14kii bishii October ee sanadkan...

Duliga Daafeet(Wanlaweyn) ku Habsaday yaa ka mas’uul ah?

Tani waa su'aal taagan xiligan la joogo oo ay isweydiinayaan dadka ku nool degmada Wanlaweyn gobolka Shabeelaha hoose oo maanta la nool dhibaato aan...

Reysulwasaaraha Dowlada Federaalka oo Maanta Xafiiskisa Ku Qaabiley Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmey Madaxweyinii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxana...

Maxkamada Sare ee Kenya oo Laashey Dacwadii Laga Soo Gudbiyey Uhuru Kenyatta

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay dacwadii ka dhan aheyd natiijadii doorashadii ku celiska aheyd ee uu mar kale...

Dhegeyso:-Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Fariin u Direy Xisbiyada Ka Dhisan Somaliland

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay Cabashooyinka iyo sidoo kale isku dhacyadii ugu dambeeyay ee ka...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img