Daawo Xildhibanada K Galbeed oo Sheegey In Marnaba Aysan ka laaban Doonin Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan

0
45

Xildhinada koonfur galbeed ee mooshinka ka wadey shariif xasan ayaa kulan ay ku yeesheen waxaa ay warbaahinta u sheegeen in mooshinkii ka dhanka ahaa shariif xasan uu sidiisa u taagan yahay.