Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga Ka hadley Qorshaha uu Doonayo In uu Kula Dagaalamo Alshabab

0
47

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan isagoo la hadlaya idaacada VOA ayaa waxaa uu Faahfaahin ka bixiyay qorshaha uu doonaayo in uu ku wajaho dagaalka Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in ay ka go’an tahay ciribta Al-Shabaab iyo sidoo kale wadashaqeyn buuxda oo dhexmarta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay dhiiri galin doonaan dhamaan ciidamadda Xoogga dalka Soomaliyeed si aysan ciidanka uga niyad jabin hawgalada ka dhanka ah Ururka Al Shabaab.

Wasiirkii Gashaan dhiga

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirkii Gashaan dhiga Mobil