WARARKA

Afhayeenka ciidanka boliiska oo faahfaahin ka bixiyey weerar ay xaley alshabab kusoo qaadeen saldhigyo boliis

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerar dagaal iyo qaraxyo isugu jiray oo xalay ka...

Gudiga doorashooyinka maamulka puntland oo shaaciyey doorashada 16 kursi

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa soo maanta saaray doorashada 16 kursi oo lagu dooran doono magaalada Boosaaso, inkastoo aan la shaacin...

Alshabab oo xaley weerar kusoo qaadey dhowr saldhig

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro culus oo xalay saqdii dhexe Alshabaab ay ku qaadeen saldhigyo ciiddanka dowladdu ku lahaayeen gudaha Muqdisho. War kasoo...

Golaha amaanka ee qaramada midoobey oo maanta ka hadli doona arimaha somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Talaado ah yeelanaya kulan looga hadlayo xaaladda Guud ee Soomaaliya, iyada oo lagu guda jiro xilli...

Resyulswasaare rooble oo donaya in dib loo dhigo doorasha kursiga uu u tartamayo Fahad Yasin

Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga hirgelinta doorashada ee heer Federaal inuu joojiyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img