Wadajirradio Atlanta

dhegayso..Dagaalo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamay oo guullo kala sheegtay

Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen dagaaladii ka dhacay labadii maalin ee lasoo dhaafay Gobalka Jubadda hoose, gaar ahaan duleedka Kismaayo, halkaasi oo ay...

Dhegayso..Waafoow”Hadii hal Geber kusoo herto Shabeelaha hoose waxaan rabnaa inay xuriyo ku noolaato”

Gudoomiyaha deegaanka No-50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Waafow ayaa waxaa uu ka war bixiyay xaalada haatan u sugan yahay gobolka Shabeelaha hoose...

Daawo…Sida looga ciiday magaalada Atlanta USA

Guud ahaan Muslimiinta ku nool magaalada Atlanta ee gobolka Georgia dalka Maraykanka ayaa sida Muslimiinta kale ee caalamka ku kala nool waxay maanta u...

Dhegayso….Samaynta Gudi uu yeesho Olympicada Gobolada K/Galbeed oo Qaban qaabadiisu ay ka socoto Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maalmahan dambe waxaa ka soconayey Qaban qaabada samaynta Gudi Olympic uu yeesho maamulka KoonfurGalbeed,Waxaana howshu ka socotaa...

Dhegayso..Kismaayo oo lagu wado dhowaan inuu ka furmo Shirweyne Dib u heshiisiin ah

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in bisha Sebtembar ee sanadkan uu ka furmo Shirweyne dib-u-heshiisiin oo ay beesha caalamku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img