Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Maddaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Ka Hadley Faragelinta Shisheeye

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay jiraan qaar kamid ah dalalka Carbeed oo mar walba faragelin ku sameeya...

Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Sheegay Inay Wax Ka Qaban Doonaan Kufsiga

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobalka Banaadir. Afhayeenka Maamulka...

Dhegeyso:Xildhbaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Duqeyn ay Ciidamao Kenyaan ah Ka Geysteen Gobolka Gedo

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay Duqeyn Dad rayid ah lagu laayey Gobolka Gedo. Waxa...

Dhegeyso: Maddaxweynihi Hore oo Ka Hadley Arimaha Doorashooyinka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaah la xiriira doorashada Somaaliya, isaga oo madaxda dowladda ku eedeeyay inaysan daacad ka...

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Ka Haldey Heshiiskii ay Wada Gaareen Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay hehsiiskii doorasho oo ay Muqdisho ku gaareen Madaxweyne farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img