Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Reysulwasaare Kuxigeenka dalka oo isku bedeley afhayeenka madaxweynaha

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxa uu maanta isagoo khudbad ka jeediyey Munaasabad ka dhacday Muqdisho uu weerar afka ah...

Dhegeyso: Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabele ka hadley doorashooyinka halkasi kasocda

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin, kaddib faah faahin ka bixiyay sababihii keenay in uu iska casilo xilkii Madaxweynaha...

Dhegeyso Sheekh Shariif oo ka hadley safarka uu ku tegey magalada jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo...

Dhegeyso: Xildhibaanada maamulka hirshabeele oo la sheegay in la musuqmasuqey

Dhawaan ayaa waxaa la soo bandhigay liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, waxaana la sheegay in xulista xildhibaannada la musuq maasuqeen, isla markaana ay ka dambeeyeen...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamanka oo ugu baaqay reysulwasaare rooble in uu ka shaqeeyo doorasho waqtigeeda ku dhacda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa reysulwasaaraha dowlada federaalkasomaliya faray in ay ka shaqeyso doorasho waqtigeeda ku dhacda. Guddoomiyaha oo khudbad ka jeedinayay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img