Dhegeyso: Reysulwasaare Kuxigeenka dalka oo isku bedeley afhayeenka madaxweynaha

0
122

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxa uu maanta isagoo khudbad ka jeediyey Munaasabad ka dhacday Muqdisho uu weerar afka ah ku qaaday Murashaxiinta Mucaaradka.

Reysulwasaare ku xigeenka ayaa waxaa uu difaacayey isaga oo ilaalsanaya kursigiisa qaabka ay doorashau dhaceyso iyadaoo ay kasoo horjeedaan dhamaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee dalka.