Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyaha xisbiga wadajir oo fariin adag u direy beesha caalamka

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Shirkii Jaraa’id uu Galabta ka hadlay waxa uu sheegay in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo yahay Shakhsi la mid...

Dhegeyso: Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada walaweyn oo gudoomiyaha degmada ku eedeeyey inuu soo weeraray

Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyay guddoomiyaha degmada Walanwey Maxamed Siidow iyo kuxigeenkiisa dhinaca arrimaha bulshada...

Maamulka koonfur galbeed oo si caro leh uga jawaabay falkii shaley lagula kacay cayaartoyda koonfur galbeed

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamul gobaleedka Koonfur ayaa sheegay in falkii lagula kacay Ciyartooyda Koonfur Galbeed uu ahaa mid si u lakac ah...

Dhegeyso Reysulwasaraha oo sheegay inuu la hadlayo mucaaradka cabashada ka keenay gudiga doorashoyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Guddiyada doorashooyinka oo ay ka cabanayaan musharixiinta Madaxweynaha & Xubnaha mucaaradka. RW...

Madaxweynihii hore ee dalka oo Fahad Yasin ku eedeeyey inuu dalka ka wado qas siyaasadeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag su’aalo lagu weydiinayay ayaa weerar afka ku qaaday Taliyaha Nabadsugida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img