Dhegeyso: Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada walaweyn oo gudoomiyaha degmada ku eedeeyey inuu soo weeraray

0
350

Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyay guddoomiyaha degmada Walanwey Maxamed Siidow iyo kuxigeenkiisa dhinaca arrimaha bulshada Axmed Cabdi Maxamed.

Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee degmada Walanweyn Axmed Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu soo weeraray guddoomiyaha degmada Walanweyn oo Ciidamo wato.