Dhegeyso Sheekh Shariif oo ka hadley safarka uu ku tegey magalada jowhar

0
249

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay.

Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay muddo kadib in uu booqasho ku tago Magaalada Jowhar laguna soo dhaweeyo.