Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Sheegay Inay Wax Ka Qaban Doonaan Kufsiga

0
122

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu bilaabi doono howlgalo ka dhan ah waxyaabaha maanka dooriya.