Dhegeyso:Xildhbaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Duqeyn ay Ciidamao Kenyaan ah Ka Geysteen Gobolka Gedo

0
146

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay Duqeyn Dad rayid ah lagu laayey Gobolka Gedo.

Waxa uu Xildhibaan Jeesoow shaaca ka dhigay in ay isaga iyo xildhibaanada kulanka ku yeeshay Muqdisho ka xumaadeen falkaasi.

Jeesoow waxa uu hoosta ka xariiqay inay aad u cambaareynaa,ciidanka Kenya in Dad rayid ah Ku laayaan Gobolka Gedo.