daafeet.com
Dhegeyso:Xildhbaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Duqeyn ay Ciidamao Kenyaan ah Ka Geysteen Gobolka Gedo
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay Duqeyn Dad rayid ah lagu laayey Gobolka Gedo. Waxa uu Xildhibaan Jeesoow shaaca ka dhigay in ay isag…