Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Alshabab iyo Kuuxo Macawisleey ah oo ku Dagaalamay Duleedka Degmada Buulaburde

Dagaalkaan geystay khasaaro kala duwan ayaa Kooxda la Magac baxday Macawiisleey iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray deegaan duleedka ka...

Dhegeyso: Cali Maxamed Geedi oo Fariin Cad u Direy Kooxaha Ku Naalonaya Mudo Korarsi Iney Sameystaan

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ha ahaadaan Siyaasiyiin iyo Shacab intaba ay isweeydiinayaan waxaa ay...

Dhegeyso: Wasiirada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha oo Ka Hadashay Koronto La,aanta Ka Jirta Dalka

Wasiirka Wasaaradda Taramarta & Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa sheegtay in xilligaan dalka Soomaaliya ay aad u yartay tamarta...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maliyada oo Ka Hadley Deymaha lagu Leeyahay Somaliya iyo Daabicista Lacagta Cusub

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxaan Ducaale Bayle oo Maanta Shir jaraaid Warbaahinta ugu qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka...

Dhegeyso Boobka Ka Taagan Degmada Awdheegle ee ay Geysanayaan Qaar Ka Tirsan Ciidankii Halkaasi Tegay

Dadka ku nool degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmeen ciidamadii dowladda Soomaaliya ee dhawaan Al-Shabaab kala wareegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img