Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Odayasha Jubaland oo Soo Dhaweeyey Qaabka Ay Wax u Wadaan Gudiga Doorashooyinka Jubaland

Magalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa Galabta kulan ku yeeshay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland & qaar ka mid ah...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Howlagalada Ka Socda Gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ka hadlay howlgalalda Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danad ay ka wadaaan deegaano ka tirsan...

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Runta U Sheegay Kenya

Dhawaan Xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa baarlamaanka dalkaas waxaa ay u gudbiyeen mooshin ay ku dalbanayaan in Ciidamo la geeyo Dhu Baddeedka Soomaaliya...

Dhegeyso Axmed Madoobe oo Fariin u Direy Xukuumada Iyo Musharixiinta

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Isaga oo ka...

Dhegeyso Maamulka Somaliland oo Beeniyey In Markabkii Ku Xayirnaa Sacuudiga uu Sii Daayey Reysulwasaare Kuxigeenka

Saacadihii la soo dhaafay ayaa Warbaahinta dalka qaarkood waxa ay tebisay in amar kasoo baxay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya lagu siidaayay Markab sida Xoolo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img