Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Runta U Sheegay Kenya

0
82

Dhawaan Xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa baarlamaanka dalkaas waxaa ay u gudbiyeen mooshin ay ku dalbanayaan in Ciidamo la geeyo Dhu Baddeedka Soomaaliya oo ay Kenya muranka gelisay,waxaana tallaabadaas ka jawaabay Xildhibaano ka tirsan Baaralamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacbaka ayaa sheegay in Kenya derisminada Soomaaliya kala dhaxeysa ay wax badan xeerisay, hayeeshee Kenya ay horseedo in dhibaatada Soomaaliya heysato inay uga faa’iideysato aysan jirin wax uga daran.