Dhegeysiga Codadka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Shegay Inay Qorshe Lagu Sugayo Amniga Magalada Muqdisho La Imaan Doonaan

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in taliska Booliska ay la imaan doonaan qorshe cusub oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka...

Dhegeyso: Duqa Magalaada Muqdisho oo Sheegay In Jidadka Xiran Dhawaan La Furi Doono

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho cumar maxamuud maxamed ( cumar filish) ayaa maanta waxa uu kaqayb galay shir wada tashi ah oo...

Ciidamada Boliiska Puntland oo Nin Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Dil iyo Aasba Isugu Daray

Xildhibaan Nuur Siidow Baaba oo deegaan doorashadiisu tahay degmada Awdheegle ee gobolka shabelaha hoose ee maamulka koonfur galbeed somaliya ayaa si kulul uga hadlay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Fariin Adag u Direy Ciidamada Asluubta

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janeraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Saraakiisha Ciidamada Asluubta faray inay si wanaagsan ugu Shaqeeyaan Shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay gutaan...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Runta u Sheegay Ciidamadii Ahlusuna ee La Qarameeyey

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ballan qaaday in dowladdu ay muhiimad gaar ah siineyso hagaajinta xaquuqda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,isla markaana Ciidamada dhankooda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img