Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Xisbiyo Maanta Isbaheysi Ku Sameystey Magalada Muqdisho

Maalmihii la soo dhaafay waxaa kulamo siyaasadeed Magalada Muqdisho ku lahaa Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed ee kajira dalka oo ay kamid yihiin Xisbiyada ay hoggaamiyaan...

Dhegeyso: Maamulka Xukuumada Federaalka Ay u Magacowdey Koonfur Galbeed oo Bilaabay Caburinta Shacabka

Maamulka xukuumada federaalka ay u magacawday Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa magalada baydhabo ka bilaabay qorsho lagu caburinaayo shacabka koonfur galbeed kaasoo ay ku mamnuucayaan...

Maareeyaha Hay’ada Duulista oo Beeniyey In Xayiraad La Saaray Diyaaradihii Tegi Jirey Kismaanyo

Hay’ada duulista hawada Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in ay Hay’Adda mudo Saddex Cisho ah ay joojisay...

Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer. Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka...

Dhegeyso Odayaasha Koonfur Galbeed oo Ka Digey In Sadbursi Lagu Sameeyo Doorashoyinka La Filaayo In Dalka Laga Qabto 2021

Qaar ka tirsan odayaasha koonfur galbeed ayaa ka hadley doorashooyinka la filaayo in ay dalka ka dhacaan 2021 wexeyna ka digeen in laga ilaaliyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img