Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegay In La Xalin Doono Khilaafka u Dhexeeye Dowlada Iyo Jubaland

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay ka qeb-qaadaashada xalinta khilaafka xilligaan u dhaxeeya dowladda Federaalka...

Dhegeyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Ka Digay Cadaadiska Xukuumada Ku Heyso Jubaland

Madaxweyne kuxigeenka Maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in cadaadiska faraha badan oo Dowladda Soomaaliya ku heyso Maamulka...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Fariin u Diray Shacabka Gobolka

Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay in uu sugo Amniga Caasimadda,...

Dhegeyso: Milkiilihii Hore ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Masraxa Siyaasada Dib ugu Soo Laabtay

Milkiilihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo in mudo ahba ka maqnaa shaashada siyaasada ayaa dib ugu soo laabtey isla...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Dhaliilay Beesha Calamka iyo Xukuumada

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho Warbaahinta kula hadlayay ayaa Eedeyn kulul waxaa uu u jeediyay Madaxda Dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img