Milkiilihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo in mudo ahba ka maqnaa shaashada siyaasada ayaa dib ugu soo laabtey isla markaana eedeyn usoo jeediyey maamulka dhexe.
Shariif xasan oo maalintii shaley ka degey garoonka diyaaradaha magalada kismaanyo ayaa sheegay in mudhimada uu halkaasi u tegay iney ahayd siduu uga qeyb geli lahaa caleemasaarka madaxweynaha maamulka jubaland.