Musharax Madaxweyne Prof Cabdi Maxamed Kuusow oo maanta si diiran loogu soo dhaweyeey magalada baydhaba

0
129

Waxaa maanta gaaray magalada baydhaba Musharax Madaxweynaha Somalia 2021 Proff Abdi Mohamed Kuusow halkaasi oo si diiran lkoogu soo dhaweeyey.

Prof ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee shaati gaduud kusoo dhaweeyey gudoomiyaha baarlamaanka maamulka koonfur galbeed iyo weliba qaar ka tirsan golahawasiiiradamaamulkaas.

Musharax Prof Cabdi kuusow ayaa inta uu jooga magaladabaydhaba waxaa uukulamokalagedisanlaqaadandoonaa madaxda maamulka koonfur galbeed iyo weliba ururada bulshada ee ku dhaqan magalada baydhaba.

Proff Abdi Kuusow ayaa ah aqoonyahan si wayn looga yaqaano gudaha Dalka iyo weliba Dalka dibadiisa waxaana uu bare ka yahay mid ka mid ahjaamacadaha dalka mareykanka waxaana uu si weyn ugu ololeeyaan cadaalada iyo sinaanta umadasomaliyeed.

Prof Cabdi Maxamed Kuusow ayaa musharaxnimadiisa waxaa uu uga dhawaaqay magalada manisota ee dalka mareykan isaga oo la filaayo in mid weyn uu ugu dhawaaqo inta uu ku sugan yahay magalada baydhaba.